Dowlada oo xiliyada qaar ka inkaarsata shacabka kunool magaalada Muqdiho

Shacabka kunool magaalada Muqdisho ayaa dhibaato xoogan ku qaba wadooyinka magaalada ay xiraan ciidamada amaanka xiliyada ay jiraan munaaabado iyo marka ay imaanayaan wafuud caalami ah. Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa noqday kuwa aan xili walbo la isku haleyn karin in ay furan yihiin, waxaana dhacda subaxii in aad soo toosto wadooyinka qaar oo xiran lana … Continue reading Dowlada oo xiliyada qaar ka inkaarsata shacabka kunool magaalada Muqdiho